Blog

  • Waa maxay waxbarasho?

    Waa maxay waxbarasho?

    Ereyga waxbarasho wuxuu ka koobanyahy 10 xaraf, “Wax” waa waxkasta oo lagu tilmaami karo inuu yahay shey, “Barasho” wa raacid (Daraasayn) waa wax qof uu ku gaaray go’aan inuu kubixiyo waqti iyo hanti.

    Iskusoo wada duuboo waxbarashadu wa gundhiga iyo aas-aaska Aadamaha, Waana kobciyaha maanka iyo maskaxda qofka.

    ● Muhiimada ay leedahay waxbarashadu?

    sida aynu Wada ogsoonahay waxbarashadu waa iftiinka nolosha, Waa hagaha Nolosha, Waa dhisha iyo qaabeeyaha Noloshaada, waana sheyga kaliya ee ay umad kastaa horumar iyo barwaaqo ku gaari karto.

    Waxaa lagama maarmaan ah inuu qof kastaa waxbarto si uu unoolaado , una Noqdo qof u tartami kara xaaladaha kala duwan ee nolosha.

    Waxbarashadu waxay ka caawin qofka sidii uu nolol fiican ku gaari lahaa oo bulshadana uga dhax muuqan lahaa isaga oo mustaqbalkiisa dhisaya iyo sidii uu himiladiisa u hiigsan lahaa, oo dalkiisa iyo diintiisa wax ugu tari lahaa.

    Ugu dambayn Waxbarashadu waa hubka keliya ee aan lagaa xadi karin welibana aad adeegsan karto wakhti kasta iyo xaalad kasta, Waxaana Muhiim ah inuu qof waliba wakhtigiisa uga Faa,ideeyo inuu wax cusub barto si uu Naftiisa , bulshadiisa iyo dalkiisaba horumar ugu hogaamiyo.~

  • Why Choose Us?

    Why Choose Us?

    Video provides a powerful way to help you prove your point. When you click Online Video, you can paste in the embed code for the video you want to add. You can also type a keyword to search online for the video that best fits your document.

    To make your document look professionally produced, Word provides header, footer, cover page, and text box designs that complement each other. For example, you can add a matching cover page, header, and sidebar. Click Insert and then choose the elements you want from the different galleries.

    Themes and styles also help keep your document coordinated. When you click Design and choose a new Theme, the pictures, charts, and SmartArt graphics change to match your new theme. When you apply styles, your headings change to match the new theme.

    Save time in Word with new buttons that show up where you need them. To change the way a picture fits in your document, click it and a button for layout options appears next to it. When you work on a table, click where you want to add a row or a column, and then click the plus sign.

    Reading is easier, too, in the new Reading view. You can collapse parts of the document and focus on the text you want. If you need to stop reading before you reach the end, Word remembers where you left off – even on another device.

    Video provides a powerful way to help you prove your point. When you click Online Video, you can paste in the embed code for the video you want to add. You can also type a keyword to search online for the video that best fits your document.